Raisul Wasaare Kheyre iyo masuuliyiin kale oo kusii jeeda Dhuusomareeb xili halkaasi ay…

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in mar kale tago magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug, si uu u xaliyo khilaaf siyaasadeed iyo xiisad halkaasi ka taagan. Sida aan Wararka ku heleyno Kheyre ayaa tagaya magaalada Dhuusomareeb maalinta berito ah, waxaana maanta la filayaa in magaaladaasi gaaraan wafdi horu dhac … Continue reading Raisul Wasaare Kheyre iyo masuuliyiin kale oo kusii jeeda Dhuusomareeb xili halkaasi ay…